Madaxweyne Ibrahim Boubacar oo is casilay kadib markii ay xireen Ciidamo milatari ah

Madaxweynihii dalka Mali Ibrahim Boubacar Keïta, ayaa shaaciyay in uu is casilay sidoo kale kala diray Baarlamaanka dalkaasi saacado kadib markii ay xabsi dhigeen ciidamada milatariga dalkaasi. Khudbad uu telefishinka dalkaasi ka jeediyay Madaxweyne Ibrahim ayuu ku sheegay in uu xika uga digay si uusan dartiis dhiig ugu daadan, waxa uu sidoo kale cadeeyay in … Continue reading Madaxweyne Ibrahim Boubacar oo is casilay kadib markii ay xireen Ciidamo milatari ah